У нас вы можете посмотреть бесплатно Noqo Qof Si Kalsooni Leh U Hadla (Full Guide) или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Public speaking ma aha kaliya inaad hortagto dad oo aad hadasho. Waa faham, waa nidaam, waa xirfad la dhisi karo. Muuqaalkan 24-ka daqiiqo ah waxaan si qoto dheer uga hadlayaa: • Waa maxay Public Speaking dhab ahaantii? • Doorka codka (voice) iyo sida uu u saameeyo kalsoonida • Muhiimada Body Language iyo fariinta qarsoon ee jirkaagu gudbiyo • Tabooyin iyo tusaalooyin dhab ah oo aad si toos ah u isticmaali karto Haddii aad rabto inaad noqoto qof: la dhageysto la fahmo laguna kalsoonaado Muuqaalkan wuxuu ku siinayaa faham aasaasi ah oo kaa dhigi kara mid si miyir leh u hadla, halkii aad ka ahaan lahayd qof si kedis ah u hadla. Public speaking waa xirfad la barto — ma aha hibo gaar ah oo dad kooban u dhasheen. ===Ku Saabsan Farhan Hirey=== Farxaan Xiirey waa tababare Communication Skills-ka sida hadal cadaanta, kalsoonida, sheeko-sheegidda iyo luuqadda jirka. Waxaan bixiyaa barnaamij 4-usbuuc ah iyo casharro tababar oo saacad ah. Ma jeclaan lahayd inaad hagaajiso xirfadhaaga dad-lahadalka? 👉WhatsApp: https://wa.me/message/7L3TSALPEGYDD1 #CommunicationSkillsAfsoomaali #publicspeakingsoomaali #Kalsoonida #SelfImprovement #qaabgudbinta #FarhanHirey #fagaarekahadal