У нас вы можете посмотреть бесплатно Calaamadaha xanuunada nafsiga ah||Dr mascuud|| @misbaax podcast или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Ma dareemaysaa murugo joogto ah, daal maskaxeed ama kalinimo aan sabab lahayn? Muuqaalkan waxaad ku baran doontaa 3 calaamadood oo muhiim ah oo lagu garto xanuunada nafsiga ah sida: niyad-jabka, walbahaarka (stress), iyo walwalka joogtada ah. Ha iska indha tirin calaamadahaan... Fahamkaaga maanta wuxuu badbaadin karaa noloshaada ama mid qof kale. ▶️ Daawo muuqaalka si aad u ogaato waxa dhabta ah ee ka socda gudahaaga. 🧠 Naftaada u naxariiso, faham, xallin. --- Muuqaalkan wuxuu faa'iido u leeyahay: Qof walba oo dareemaya culays nafsaani ah Qoysaska raba inay fahmaan xubnahooda murugsan Dhallinyarada la tacaalaya niyad-jab ama kelinimo Macallimiin, dhaqaatiir iyo la-taliyeyaal 💡 Ha iloobin inaad like saarto, comment dhigto, oo la wadaagto dadka kale!