У нас вы можете посмотреть бесплатно Dacwad u dhaxeysa Imaaraatka iyo Suudaan oo maanta ay qaadayso maxkamadda ICJ или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Wasiirka Arimaha dibadda Somaliland Cabdiraxmaan Daahir Aadan oo ku sugan magaalada Washington ayaa ka hadlay socdaalka la filayo inuu ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Bare ku tago magaalada Laascaanood, waxaana uu sheegay inay kala hadleen Maraykanka oo ay ka dacweeyeen in "laga hor istaago tagitaankiisa Laascaanood". Waxaa uu Wasiirku ka hadlay madal barta X ee horay loogu yaqaanay Twitter, isaga oo ka sheegay sida ay uga soo horjeedaan socdaalka la filayo ee ra'iisul wasaaraha, ayna keeni karto dhibaato iyo xasilooni daro ku saabsan gobolka. Wasiirka ayaan hadalkiisa ku caddeyn cidda sida gaarka ee masuuliyiinta Maraykanku oo uu ugala hadlay, uuna si guud uga hadlay safarka ra'iisul wasaare Xamse iyo dacwada ay u gudbiyeen dowlada Washington.