У нас вы можете посмотреть бесплатно Maseerka kooxda Puntland virus,Safarka RW Hamze Abdi Barre Laascaanood SSC Khaatumo или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Raysal wasaare Xamse cabdi barre hadii uu yimaado Laascaanood waxaa laga yaabaa qolada SSC-KHAATUMO hadeer talada u haysa (firdhiye team) inay waydiistaan mashaariic yaryar oo aan macno lahayn iyo in DFS ay taageerto soo noqoshada madaxwayne firdhiye waayo caqliyadooda ayaan aqaanaa Laakiin waxa ugu muhiimsan ee Raysal wasaare Xamse cabdi barre noo qaban karo hadii aanu nahay reer SSC-KHAATUMO waa in Ciidanka Difaaca SSC-KHAATUMO naloo qarameeyo oo laga dhigo Qaybtii 26aad ee ciidanka Qalabka sida ee soomaaliya bayroolka DFS lagu daro Dadka indheer garadka ah ee reer SSC-KHAATUMO fariintaas ha gaadhsiiyeen Raysal wasaare Xamse oo ha u sheegeen inaanu hayno Cudud wayn oo ciidan una darban difaaca qaranimada soomaaliyeed dhufaysna kaga jira in Dalka la kala gooyo fariinteenuna ha noqot: fardaha aanu hayno ee samcan Raysal wasaare kooro u qoro Allow ma la taliyay Waxaa qoray halgamaa danguudle cismaan