У нас вы можете посмотреть бесплатно FURAHA NOLOSHA MACAAN || MADARI PODCAST || или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Subscribe l SHARE l LIKE l COMMENT l ┇► @Madaripodcast Ku soo dhowaada Madari Podcast. Ku soo dhowaaw dhageysiga barnaamijkan si qalbigaaga u dago una xusuusto xaqiiqda weyn iyo suaasha u horeysa qiyaamaha, salaaddiisu siday ahayd? (salaadda) Salaaddu waa tiirka ugu weyn ee Islaamka waa furaha guusha Aakhiro iyo sharafta adduunka. Sheekh hassan (Jaabir) waxa uu si cajiib ah uga hadlay dadka salaadda ka taga kuwaas oo ku sugan khasaaro weyn aduun iyo aakhiraba halka dadka ilaaliya salaaddu ay ku jiraan raaxo aduunyo iyo balan qaad aakhiro oo sugan. Podcast-gan Waxaad ku ogaan doontaa: • Sababta salaaddu u tahay imtaxaanka ugu horreeya ee Aakhiro. • Halista weyn ee uu ku jiro qofka salaadda dayaca. • Sida salaaddu u noqoto barakada iyo sharaf qofka inta uu aduunka joogo iyo badbaadiisa marka uu aakhiro tago. Haddii aad salaadda dayacdo, waxaad lumisay waxa ugu qiimaha badan ee aad noloshan aduunka ku samayn lahayd, Haddii aad ilaalisana waxaad helaysaa badbaado iyo farxad aan dhammaanayn. 00:00 HORDHAC 03:12 MUHIIMADA AY SHAREECADU SIISAY SALAADA 14:25 WAALIDKU SIDUU CARUURTA U BARAYAA SALAADA 18:59 XUKUNKA QOFKA SALAADA KA TAGA 30:06 QOFKA SALAADA KA TAGAA WERWER AYUU KU NOOL YAHAY 37:22 SAAMAYNTA AY QOFKA KU LEEDAHAY SALAADU 53:22 SALAADA ARSAAQDA AYAA LAGU BALAADHIYAA 01:00:50 SALAADU IYO DAGANAANSHAHA BULSHADA 01:08:09 GUNAANADKA BARNAAJIKA