У нас вы можете посмотреть бесплатно Shacabka oo $295,000 Guri ugu Dhisay Farmaajo – Taariikh Cusub oo Soomaaliya ka Dhacday! или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Shacabka Soomaaliyeed ayaa guri qaali ah oo lagu dhisay ku dhowaad $300,000 ugu deeqay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, gurigaas oo laga dhisay Ceel-jaale, Shabeellada Hoose. Arrintan oo noqotay mid taariikhi ah ayaa si weyn looga hadal hayaa dalka. Maxay tani ka dhigan tahay? Sidee ayay uga falceliyeen shacabka ? Daawo warbixintan oo dhameystiran. #Farmaajo #MohamedFarmaajo #Somalia #SomaliNews #SomaliPolitics #WararkaSomalia #Soomaaliya #ShabeelladaHoose #Marka #Ceeljaale #MahadsanidMadaxweyne #SomaliYouTube #BreakingSomalia #AfricanPolitics #SomaliMedia Fadlan kamid noqo asxaabta halkan ku xiran: #Like #Share #Comment #Subscribe