У нас вы можете посмотреть бесплатно Sidee Loo Ilaashaa Diinta Marka la Joogo Galbeedka? ᴴᴰ ► | Sh Mustafe X Ismail (Muxaadaro Muhiim ah) или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Muxaadaro aad u qiimo badan oo uu jeedinayo Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil oo si qoto dheer uga hadlaya: "Sidee Looga Badbaadaa Fasaadka Galbeedka? Sideese Diinta Islaamka Loogu Dadaalaa Qurbaha?" Muxaadaradani waa fariin gaar ah oo loogu talagalay qurbo-joogta Soomaaliyeed iyo muslimiinta ku nool dalalka Reer Galbeedka – si loo xoojiyo aqoonta, sabirka iyo ilaalinta iimaanka. 🕋 Qof kasta oo Muslim ah wuu u baahan yahay wacyigelin noocan ah! --- Nagu Soo Biir - Hoyga Janada: 📌 Subscribe si aadan u seegin muxaadarooyin kale 👍 Like saar haddii aad faa’iido ka hesho 📤 La wadaag walaalahaaga 💬 Comment noogu reeb fikirkaaga #MuxaadaroCusub #SheikhMustafe #QurboJoog #IslaamkaGalbeedka #SideeLooIlaaliyaaDiinta #WacyigelinIslaamiAh #QurbaJoogta #MuxaadaroQiiroLeh #DaawoOoFaafi #SomaliMuslim #SheekhMustafeIsmail #Iimaan #IslaamkaYurub #XusuusnowAakhiro #DaacaddaGalbeedka