• ClipSaver
ClipSaver
Русские видео
  • Смешные видео
  • Приколы
  • Обзоры
  • Новости
  • Тесты
  • Спорт
  • Любовь
  • Музыка
  • Разное
Сейчас в тренде
  • Фейгин лайф
  • Три кота
  • Самвел адамян
  • А4 ютуб
  • скачать бит
  • гитара с нуля
Иностранные видео
  • Funny Babies
  • Funny Sports
  • Funny Animals
  • Funny Pranks
  • Funny Magic
  • Funny Vines
  • Funny Virals
  • Funny K-Pop

Kumaa Tahay ? Is Baro Manta Qofka Aad Tahay. скачать в хорошем качестве

Kumaa Tahay ? Is Baro Manta Qofka Aad Tahay. 1 year ago

video

sharing

camera phone

video phone

free

upload

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Kumaa Tahay ? Is Baro Manta Qofka Aad Tahay.
  • Поделиться ВК
  • Поделиться в ОК
  •  
  •  


Скачать видео с ютуб по ссылке или смотреть без блокировок на сайте: Kumaa Tahay ? Is Baro Manta Qofka Aad Tahay. в качестве 4k

У нас вы можете посмотреть бесплатно Kumaa Tahay ? Is Baro Manta Qofka Aad Tahay. или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:

  • Информация по загрузке:

Скачать mp3 с ютуба отдельным файлом. Бесплатный рингтон Kumaa Tahay ? Is Baro Manta Qofka Aad Tahay. в формате MP3:


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru



Kumaa Tahay ? Is Baro Manta Qofka Aad Tahay.

Kumaa Tahay? Wali suaashaas ma is weeydiisay qofka aad tahay ? Jirkaaga cadeen uma ahan qodka aad tahay Kaliya cadeen waxa up u yahay jiritaankaaga. Tusaale hadee xubin Jirkaaga goantahay Isla xubintaas ayaa lagugu sifeeyn (lugeey, gacameey, ileey ) Taas micnaheed waxee tahay Jirkaaga kaliya inuu Sifo u taaganyahay. Suaasha Usoo Laabo Kumaaa Tahay ? Ha oran Hebel ama Heblaaayo baan ahay (Magac) waaayo magacaaga asne waa sifo, loo isticmaalo in lagu helo xogtaada ama laguugu yeero si aad usoo jeedsato ama wax Lagu weeydiiyo. Xoogaa istcimaal caqligaaga qoraalka u kaasi is weeydii kadibna qoraalka Sii akhri fadlan ilaaah ban kugu dhaarshay (2 daqiiqo kugu Filan) Hadaba qofka aad tahay waa waxa aad rumeeynsatahay sida aaad u fakareyso, qiimahaaga qibrada nololeed aad leedahay, fahankaaga. Maxaa mar walba arimaha Qaar oga gubataaa ? Maxaad Rumeeysantahay ? Diinta iyo Jiritaankaaga Qiimahaaga ? fahmida go’aan qaadashada, dabeecadada iyo dhaqankaaga. Qibradaada ? Indha indheenta iyo fahanka xirfadaha kala Duwan adoo ku dabaqaaya dhacdooyin hore iyo fahan . Hadaad maanta is Baratay qofka aad tahay, is weeydii maxaad ubaahantahay, si nolosha ee kuugu fududaato. 1. Qiimahaaga; Same mar walba wixii muhiim kuu ah Mabaadii, fikrado, iyo Xaalado. 2. Xiiso; Same mar Walba waxa aad xiiseeneeyso, sameeenta waxa aad jeceshahay waxee cadeen u tahay qofka aad tahay 3. Falcelin; waqti qaado si aad uga falceliso dareenkaaga iyo qibradaha aad la kulantay (waxa ku caawin Kara adooo qora) 4. Faalo raadin; raadi qof aad daaacadnimo ku tuhmeysid weeydii waxa we kaaa aaminsanyihiin Una sheeg inee kuu Sheegaan waxa aad ku waaangsan tahay iyo waxa aad ku wanaagsaneen, waayo waxaam kuu Murano baa u muuqda 5. Is badal; Ogoow qofka aad tahay in ee isbadli karto tusaale qibradaha cusub waxee badalayaan qofka aad tahay 6. Hadaf; sameeso hadaf dhow iyo hadaf fog, ka shaqeenta hadafkaaga waxee Sahlin in riyooyinkaaga iyo waxa muhiimka kuu ah kuu muuqdaan 7. Tartan; baro xiliyada Adag, waxee cadeen u Noqon hal abuurkaaga iyo awoodaada .

Comments
  • Sidee isbadal Ku Sameen Karaa (Maskaxdada Tababar) 4 years ago
    Sidee isbadal Ku Sameen Karaa (Maskaxdada Tababar)
    Опубликовано: 4 years ago
    20488
  • Maxaa Sababa Cayilka Ama Caatada (Video wax Badal Ka Badali Doono) 2 years ago
    Maxaa Sababa Cayilka Ama Caatada (Video wax Badal Ka Badali Doono)
    Опубликовано: 2 years ago
    6693
  • Riyooyinkaaga Waxa Burburinaayo Haduu Videogaan Ku Badali Waayo waligaa ……….. 1 year ago
    Riyooyinkaaga Waxa Burburinaayo Haduu Videogaan Ku Badali Waayo waligaa ………..
    Опубликовано: 1 year ago
    22651
  • “ BADAL NOLASHAADA !” Sheekh mustafe 7 months ago
    “ BADAL NOLASHAADA !” Sheekh mustafe
    Опубликовано: 7 months ago
    791359
  • 10 Dhib Ee Kusoo Wajahaya Xiliga Noloshaada Iyo Xalkooda 2 years ago
    10 Dhib Ee Kusoo Wajahaya Xiliga Noloshaada Iyo Xalkooda
    Опубликовано: 2 years ago
    10004
  • Wax ka Ogoow istreeeska (Stress) Kordhi Fahankaaga 1 year ago
    Wax ka Ogoow istreeeska (Stress) Kordhi Fahankaaga
    Опубликовано: 1 year ago
    8481
  • Can Trump win a trade war with China? - The Global Story podcast, BBC World Service 3 months ago
    Can Trump win a trade war with China? - The Global Story podcast, BBC World Service
    Опубликовано: 3 months ago
    1136273
  • Sheikh AbdulRashid Sheikh Ali Al-Sufi surah al Baqra الشيخ عبد الرشيد الشيخ علي صوفي سورة البقرة 4 years ago
    Sheikh AbdulRashid Sheikh Ali Al-Sufi surah al Baqra الشيخ عبد الرشيد الشيخ علي صوفي سورة البقرة
    Опубликовано: 4 years ago
    1576304
  • Passive Income: How I Started Dropshipping From Scratch (STEP BY STEP) 4 months ago
    Passive Income: How I Started Dropshipping From Scratch (STEP BY STEP)
    Опубликовано: 4 months ago
    6363641
  • 3 Bil Social Media iska Daayay Maxaa isbadalay (Tababar Maskaxdaada) 4 years ago
    3 Bil Social Media iska Daayay Maxaa isbadalay (Tababar Maskaxdaada)
    Опубликовано: 4 years ago
    28128

Контактный email для правообладателей: [email protected] © 2017 - 2025

Отказ от ответственности - Disclaimer Правообладателям - DMCA Условия использования сайта - TOS