У нас вы можете посмотреть бесплатно Shirkadda Horn Petroleum oo dekedda Berbera keentay shixnad shidaal или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐧 𝐏𝐞𝐭𝐫𝐨𝐥𝐞𝐮𝐦 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐝𝐞𝐤𝐞𝐝𝐝𝐚 𝐛𝐞𝐫𝐛𝐞𝐫𝐚 𝐤𝐞𝐞𝐧𝐭𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐱𝐧𝐚𝐝 𝐬𝐡𝐢𝐝𝐚𝐚𝐥 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐡𝐮𝐛𝐚𝐲 𝐇𝐚𝐚𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐄𝐚𝐬𝐭 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐜𝐚 𝐒𝐭𝐨𝐫𝐚𝐠𝐞 𝐓𝐞𝐫𝐦𝐢𝐧𝐚𝐥, 𝐨𝐨 𝐮𝐮 𝐬𝐢𝐝𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚𝐛𝐤𝐢𝐢 𝐮𝐠𝐮 𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐚 𝐞𝐞 𝐚𝐛𝐢𝐝 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐚 𝐃𝐞𝐤𝐞𝐝𝐝𝐚 𝐁𝐞𝐫𝐛𝐞𝐫𝐚. Shirkadda Horn Petroleum ayaa maanta dekedda berbera keentay shixnad shidaal oo lagu shubay Haamaha East Africa Storage Terminal, labadda shirkadood oo ka tirsan Shirkadaha Dahabshiil Group ayaa guul muhiim ah usoo hooyay dekaddan istaaatiijiga ah. Markabkan oo sida ku dhowaad 50,000 mitir kuyuub oo shidaal ah ayaa lagu wadaa inuu daboolo baahida shidaalka ee gudaha iyo gobolkan Geeska Afrika, isla markaana uu xoojiyo kaalinta Berbera ee xarunta ganacsi ee istaraatiijiga ah ee Geeska Afrika. #HornPetroleum #BerberaPort #Shidaal #Energy #HornOfAfrica #Berbera #MaritimeTrade #Petroleum #EnergySecurity