У нас вы можете посмотреть бесплатно Haddii Caajis Ku Dhibay Cun 🐸| Eat That Frog Book Summary 📖 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Haddii lagu dhaho labo rako mid cun, waxaa cuntaa rakaha ugu foosha xun! Oraahdaan waa oraahda daahfurka u ah bugga loo yaqaano "Eat that Frog" uu qoray qoraaga iyo tababaraha weyn ee Brain Tracy. Buuggaan wuxuu aad ugu hadlayaa caajiska, habka loo yareen karo oo waqti kooban qofka howlaha u yaal ugu wada qabsan karo. Muuqaalkaana waxaan kusoo koobayaa qodobada ugu waa weyn ee buugga diirada lagu saaraayo. Haddaba waxaan idiin rajeenaa inaa muuqaalka wax ka fa'iidi doontaan. Haddaa muuqaalka ku cajabiyay ama aad ka heshay, ha hilmaamin inaa like saarato aadna la wadaagto qofkasta oo kuu dhaw aad is dhaheyso fariintaan waxbay ka badali kartaa. Haddii markaada kugu horeeyay ee tahay aa janaalkaan wax ka daawato, fadlan ha iloobin inaad nagu soo biirto insha Allaah waxaa soo wadnaa barnaamijyo badan oo faa'iido iyo xiiso leh. Waxii su'aalo ah misa haddii ay jiraan mowduuc aa jeceshahy aa rabto inaa kasoo hadlo, fadlan fariin inoogu reeb qeybta hoose ee commentiga. Waaku mahadsantahay daawashadaada! Muuqaalkaan wuxuu ka hadlayaa qodobada hoos ku xusan 0:00 - Hordhac 00:45 - Dagsashada qorsho qeexan oo waqtiyeesan 01:48 - 80/20 rule ama Pareto rule 03:42 - Maalin kasta barowax quseeyo aqoontaada 04:44 - Aqoontaada naftaada iyo bulshadaba ugu faa'iidee 05:00 - Markata nafsadaada cadaadis saar 06:03 - Nafsadaada u noqo dhiirigaliyaha/dhiirigalisada ugu weyn 07:00 - Gunaanadkii... 07:23 - Dhamaad like and subscribe. Social Medias kale aan isticmaalo oo asxaab ka wada noqon karno Facebook facebook.com/MariaDaleel Instagram instagram.com/mariam_daleel Tiktok vm.tiktok.com/ZM8KgowNW Twitter twitter.com/MariamDaleel