У нас вы можете посмотреть бесплатно PART2 HOTELKII HORE EE CIYAARTOYDA QARANKA 🇸🇴 | Stadium 🏟 Muqdisho 😱 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Maanta waxaan idiin soo bandhigayaa hotel taariikhi ah oo ku dhex yaalla Stadium Muqdisho 🏟 — waa hotelkii hore ee ay deganaan jireen ciyaartoyda Qaranka Soomaaliya 🇸🇴. Hotelkan wuxuu leeyahay taariikh qoto dheer, dad badanna way ka ag marayaan iyaga oo aan ogeyn waxa ku dhex jira 😮. Vlog-gan waxaan idinku tusi doonaa: 🏨 Qaab dhismeedka hotelka 📜 Taariikhdiisa hore ⚽ Xiriirka uu la leeyahay ciyaaraha qaranka 👀 Qaybo badan oo aadan horay u arag 👉 Haddii aad jeceshahay vlog-yada taariikhda & Muqdisho, fadlan: 👍 Like 💬 Comment 🔔 Subscribe