У нас вы можете посмотреть бесплатно Waa kuma Cabdiraxmaan Cirro, Madaxweynaha Cusub ee Somaliland? или скачать в максимальном доступном качестве, которое было загружено на ютуб. Для скачивания выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Guddiga doorashooyinka Jamhuuriyadda iskeed madax bannaanida ugu dhawaaqaday ee Somaliland oo saakay shir jar'aaid ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa shaaciyay in musharraxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cigaal (Cirro) uu ku guulaystay doorashadii Somaliland. Haddaba waa kuma cirro? Safarkiisa nololeed se xaggee kaga soo biya shubtay Madaxtooyada Somaliland? Waxaa soo jeedinaya Abdinasir Ali, BBC Somali.