У нас вы можете посмотреть бесплатно SIRTA MAANKA | SIDEE UU DHISI KARTA KALSOONIDAADA | ASMA DHAMAC или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Kalsooni waa dareenka aad ka qabto naftaada ama waa waxa aad ka rumeysan tahay naftaada. Kalsoonida nafta waa lafdhabarta guusha haddii aysan kalsooni jirin way adag tahay in aad si qurux badan u guulaysato. Kartida waa loo dhashaa Kaskana waynahaa baxsha Kalsoonidu waa hoggaan Waxaad kadbata kistaa Waxaad kordhisaa hanka Kadlaa lagu meel mara Kaynaan iyo meel fogba Kormeer sahan loo dirta. -Buugga Sirta Guusha http://laashin.com/2017/02/17/kalsoon... IGALA SOCO: Facebook: / asmadhamac Instagram: Asma Dhamac Twitter: Sumadhamac filmed by: BRANDAWARNESS https://brandawarenessco.com/ Facebook: / brandawarene. . Istagram: brandawarenessco