У нас вы можете посмотреть бесплатно Gorfeynta Buugga Qab & Quudhsi| Buugga Wasiir Juxa| Hiil Press 2023. или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Buuggan Qab & Quudhsi waxaa qoray wasiir hore Cabdi Faarax Juxa. Waxaa buugga inoo gorfeynaya Cabdiweli Abokor. Buuggani waa buug sheeko faneed ah oo ka waramaya halganka uu nolosha u gelayo Koombe oo ah jilaha koowaad ee sheekada. Miyigii uu nolosha ka bilaabay, magaalada sidii uu kusoo galay, waayihii jabhadda, qurbe u hayaamiddiisii iyo mawjado nololeed oo kale oo badan buu buuggu ka waramayaa. Buuggani waa mid ka mid ah buugta loogu iibsiga badan yahay ee ay Hiil Press daabacdo.