У нас вы можете посмотреть бесплатно Dhismaha Ugu Dheer Somalia || Dahab Tower || Mogadishu || 2022 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
#DhismoCasriah #Mugadishu Dahab Tower waa mashruuc dhisme oo cusub oo High riser mix-use ay leedahay shirkadda Dahab Real Estate oo ah shirkad hoos timaada Dahabshiil Group, dhismuhu waxa uu ka kooban yahay xarun ganacsi, guryo xafiisyo, guryo la dagan yahay, gym, sauna, saloon, dabaq gaar ah oo lagu tukado. Masjid) iyo barxad baarkin ah oo sugan. Waxaa la aasaasay 2021, Dahab Real Estate waa shirkadda hantida ma-guurtada ah. 6 FL Shopping Mall + Masjid + Children Playground 2 FL Souq 14 FL Xafiisyo + Deganayaasha Taaladan oo ku taal mid ka mid ah degmooyinka ugu caansan magaalada Muqdisho. Dabaqa hoose iyo 5-ta Dabaq ee hore ee Taalada Dahab waxaa ku yaalo suuqa ugu quruxda badan ee gobolka Geeska, Suuqu waxa uu ku fadhiyaa Dabaqa lixaad iyo 7-aad halka dabaqa sarena loogu talagalay in lagu dhiso. xafiisyo gaar ah iyo guryo raaxo leh. What is Civil Engineering? |Kulliyada Dhismaha |Wax ka ogoow! 👉 • What is Civil Engineering? |Kulliyada Dhis... Qeybaha hoos imaada Civil Engineering 👉 • Qeybaha hoos imaada Civil Engineering Noqo Civil Engineer Guuleysta!!! 👉 • Noqo Civil Engineer Guuleysta!!! Cashar ku saabsan Cement/Shamiito 👉 • Cashar ku saabsan Cement/Shamiito Cashar ku saabsan Aggregate/Jaayga 👉 • Cashar ku saabsan Aggregate/Jaayga 🔥 Subscribe garee Channel-ka : / @realsomaliengineer Sidoo kle like saar iyo comment noogu qeybta hoose 💬 Wixi talo ama su'aal ah xor ayaad u tahay inaad nagula wadaagtid qeybta hoos comments-ka ✅ Mahadsanidiin Asxbta Dhamaantin.