У нас вы можете посмотреть бесплатно Boqorka Sheekada| Qoraa/ Turjumaa Siciid Jaamac Xuseen AHN| Sheeko Gaaban. или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Boqorka sheekada, qoraa, turjumaa, Siciid Jaamac Xuseen AHN oo innoo marinaya sheeko gaaban oo farshaxannimo afeed ku dhan tahay. Tiraabta hodantinnimadeeda iyo dhadhansigeeda ayuu Siciid doonay inuu wax ku gudbiyo, waana sababaha uu qalinka u qaatay inuu dadka tuso marka tix laga yimaaddo in tiraabtuna dhadhan iyo fan-gudbineed leedahay. Siciid AHN waa turjumaha buugga ay Hiil Press daabacday ee "Sheekooyin la soo xulay" ee Anton Chekhov iyo qoraha buugga "Safar aan jiho lahayn" oo isna daabacaadda Hiil soosaartay, intaas uun ma aha e, waxaa jira buug kale iyo kumannaan sheekooyin oo gaagaaban oo Siciid innoo ga tagay. Eebbe ha u naxariisto. #Hiilpress #Buug Mahadiyeshow@2023