У нас вы можете посмотреть бесплатно Ardayda Kulliyadda Shareecada iyo Qaanuunka ee Jaamacadda SIU ayaa sameysay dood maxkamadeed или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Ardayda Kulliyadda Shareecada iyo Qaanuunka ee Jaamacadda SIU ayaa sameysay dood maxkamadeed oo ay ku tijaabinayeen culuumta sharci ee ay jaamacadda ka bartaan iyo sida fagaarayaasha garsoorka ay ugu soo bandhigi karaan. Maamulka Kulliyadda Shareecada iyo Qaanuunka oo kaashanaya Maamulka Sare ee Jaamacadda SIU ayaa dhowaan hirgeliyay maxkamad dhammeystiran oo loogu talaggalay in ardayda Kulliyadda Shareecada iyo Qaanuunka ay ku qaataan baraatikada laxiriirta doodaha maxkamadaha ee ay u baahanyihiin ardayda. Waxaa lagamamaarmaan ah in ardaydu ay helaan goobo ku habboon oo ay ku tijaabiyaan culuumta ay bartaan kahor inta ayna tegin fagaarayaasha dhabta ah ee garsoorka.