У нас вы можете посмотреть бесплатно Dagaalkii Mu'tah. Daagaalkii oogu horeeyay ee KHALID Ibnul Waliid muslimiinta uu hogaamiyey.[2] или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Waa dagaalkii oogu horeeyay ee Khaalid ibnul waliid muslimiinta taliye ciidan uu unoqday. Dagaalkii Mu'tah. Waa maalintii nabi Maxamad (s.c.w) uu ubixiyay Khalid سيف الله . Dagaalkii Mu'tah wuxuu ahaa maalintii oogu horeeysay ee dowlada Ruum iyo muslimiinta goob dagaal eey iskuqabtaan. Khalid iyo muslimiinta ayaa Ruum iyo gaaladii Ghasaasinada ee lasocotay kuxasuuqay goobta dagaalka kadib na (tirada ee is hayyeen darteed) ayagoo nabad qaba magaalada Madiina usoo galbaday. Taktiika ciidan oo Khaalid uu isticmaalay maalintaas ayaa noqday mid ilaa maanta eey buugaagta kabartaan jeneralada ciidamda aduunka dhan.