• ClipSaver
  • dtub.ru
ClipSaver
Русские видео
  • Смешные видео
  • Приколы
  • Обзоры
  • Новости
  • Тесты
  • Спорт
  • Любовь
  • Музыка
  • Разное
Сейчас в тренде
  • Фейгин лайф
  • Три кота
  • Самвел адамян
  • А4 ютуб
  • скачать бит
  • гитара с нуля
Иностранные видео
  • Funny Babies
  • Funny Sports
  • Funny Animals
  • Funny Pranks
  • Funny Magic
  • Funny Vines
  • Funny Virals
  • Funny K-Pop

Fikir Oo Hantiile Noqo | Waa Buug Muhiim ah Noloshaada Bedeli doona | скачать в хорошем качестве

Fikir Oo Hantiile Noqo | Waa Buug Muhiim ah Noloshaada Bedeli doona | 1 год назад

скачать видео

скачать mp3

скачать mp4

поделиться

телефон с камерой

телефон с видео

бесплатно

загрузить,

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Fikir Oo Hantiile Noqo | Waa Buug Muhiim ah Noloshaada Bedeli doona |
  • Поделиться ВК
  • Поделиться в ОК
  •  
  •  


Скачать видео с ютуб по ссылке или смотреть без блокировок на сайте: Fikir Oo Hantiile Noqo | Waa Buug Muhiim ah Noloshaada Bedeli doona | в качестве 4k

У нас вы можете посмотреть бесплатно Fikir Oo Hantiile Noqo | Waa Buug Muhiim ah Noloshaada Bedeli doona | или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:

  • Информация по загрузке:

Скачать mp3 с ютуба отдельным файлом. Бесплатный рингтон Fikir Oo Hantiile Noqo | Waa Buug Muhiim ah Noloshaada Bedeli doona | в формате MP3:


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru



Fikir Oo Hantiile Noqo | Waa Buug Muhiim ah Noloshaada Bedeli doona |

Soo Koobidda Buugga "Fikir Oo Taajir Noqo" Buugan waxaa qoray Napoleon Hill, Buugan waxaa la daabacey Sanadka Marka uu ahaa 1937. Buugan Wuxuu Soo Bandhigayaa Fikrado iyo Farsamooyin uu Qoraha Kasoo Uruuriyey Wareysiyo uu la yeeshey Dad Lacago Fara badan Tacbadey Noloshana Guulo Dhaqaale ka Gaarey Sida Tomas Edison iyo Henry Ford iyo kuwo kale. Muhiimada Buugan:- Buugan Wuxuu Ku Saleysan yahay Aragtidda Ah in Guusha iyo Hodantinimadda Ay ka Bilaabmaan Maskaxda Qofka iyo inuu Shaqsigga La yimaado Fikir Saxan, Go'aanka Adag, Ka Go'naasho iyo Qorsheyn. Qoraha Buugan Wuxuu soo bandhigayaa tusaalooyin dhab ah iyo talooyin wax ku ool ah oo kaa caawinaya inaad gaarto hadafyadaada Nolosha. Qodobada Ugu Muhiisan Ee Buugan 1:- Rabitaan Adag:- Guusha Waxey ka bilaabataa rabitaan Xoog leh Oo Adag. Waa inaa d yeelato rabitaan dhab ah oo aadan hoos ugu dhicin Si aad u gaarto Guusha aad u baahan tahay. 2:- Rumaysnaanta iyo Kalsoonida Naftaada:- Aaminsanaanta Naftaada Waa Aasaaaska Guusha, Hadii aadan Naftaada Aaminsaneyn Guul Ma Gaari kartid. Sidaa darteed Aamin Naftaada Rumayso inaad gaari karto hadafkaaga, kuna kalsoonow Nafsadaada Sababtoo ah Hadaadan Naftaada ku Kalsoonaan Cid kugu Kalsoonaaneyso Ma jirto. Kalsoonidu waa furaha guusha. 3:- is qancin Adiga Naftaada ah:- Naftaada inaad ku Qanciso Gaarista Hadaf-yadaada iyo Guulaha Aad Rabto inaad Gaarto, isla markaana Ku celceli hadaladda dhiiragelinta u ah Naftaada. 4:- Yeelo Aqoon:- Fahan Farqigga u dhaxeeya Aqoonta Guud iyo Aqoonta Qaaska ah, kuna dadaal inaad Xirfado gaar ah barato Si aad Si saxan ugu Faa'ideysato Xirfadahaas aad baratey 5:- Qorsheynta Saxda ah: Sameeyso Qorshe cad oo ku Saabsan si aad u gaari laheyd Hadafyadaada, iskuna day Qorshaha aad Sameysatey inaad si Saxan u Fuliso. Adigoo Raacaya Talaabooyinka aad Degsatey. 6:- Go'aan Qaadashadda: Qaado Go'aamo Deg deg ah Oo Adag Oo aadan dib ugu Dhaceynin, Waayo dib u dhaca iyo Go'aan qaadasho La'aanta Waxey ka mid yihiin Sababaha ugu weyn Ee Guul daradda kuu keena. 7:- Dulqaad iyo Adkeysi : Guusha Waxey u baahan tahay Dulqaad iyo Adkeysi, Haka quusan Hadafyadaada ha joojin dadaalkaaga xitaa haddii aad la kulanto Caqabado iyo Guuldarooyin. Kana dhigo Caqabadahaas iyo Guuldarooyinkaas Wadada aad Ku Gaari laheyd Guushaada. 8:- La Saaxiib Shaqsiyaad Guuleystey:- Qoraha Buugan Wuxuu Soo Jeedinayaa inaad la Saaxiibto dadka Guuleystey Oo aad Wax ka barato. Isla markaana raggas inaad ka heli karto Taageero iyo Dhiiragelin. Aadna ka Harto dadka Fashilka u Saaxiibka ah, Hormarkana Ka Quustey. 9:- Awoodda Maskaxda:- Isticmaal Maskaxdaada iyo Fikirkaaga si aad u abuurto Aragtiyo Cusub iyo Fursado Cusub Oo Aad ka Faa'ideysan Karto. 10:- Kalsooni:-  Qoraaga Buugan Wuxuu Aaminsan yahay in kalsoonidda Naftaada iyo Awoodaada ay yihiin Furaha Guusha. Sidaa Darteed Waxaa Muhiim ah inaad Naftaada Kalsooni ku qabto Mar walba. Intaasi waa Qodobadda Muhiimka ah ee Buugga Fikir Oo Taajir Noqo" Oo Kooban. Waxaan rajeynayaa inaad kawada faa'ideysan doontaan insha allah.    • Fikir Oo Hantiile Noqo | Waa Buug Muhiim a...   #caawiye #dhiirigalin #hormar #books #subscribe #motivation #like #comment

Comments
  • Ninka Ugu Qanisan Baabil | Waa Buug Muhiim ah Noloshaada Bedeli doona | #caawiye | #dhiirigalin 1 год назад
    Ninka Ugu Qanisan Baabil | Waa Buug Muhiim ah Noloshaada Bedeli doona | #caawiye | #dhiirigalin
    Опубликовано: 1 год назад
  • 7 Xeer dhaqaale dadka taajiriinta ah aysan waligood kuu sheegeyn | 2 недели назад
    7 Xeer dhaqaale dadka taajiriinta ah aysan waligood kuu sheegeyn |
    Опубликовано: 2 недели назад
  • Hereri iyo Ninkii Milyaneer ahaa sida uu ku taajiray oo Maraykanka uu kula kulmay 2 года назад
    Hereri iyo Ninkii Milyaneer ahaa sida uu ku taajiray oo Maraykanka uu kula kulmay
    Опубликовано: 2 года назад
  • qisadii guusha 114 aad. 4 года назад
    qisadii guusha 114 aad.
    Опубликовано: 4 года назад
  • Buuga Hogaamiyaha Dhabta ah #book 2 месяца назад
    Buuga Hogaamiyaha Dhabta ah #book
    Опубликовано: 2 месяца назад
  • Fadeexaddii Jeffrey Epstein 2026 😱 | Sir La Qariyay & Su’aalo Weli Jira 13 дней назад
    Fadeexaddii Jeffrey Epstein 2026 😱 | Sir La Qariyay & Su’aalo Weli Jira
    Опубликовано: 13 дней назад
  • Bilow Caado Wax aqris. 3 месяца назад
    Bilow Caado Wax aqris.
    Опубликовано: 3 месяца назад
  • SIDEED DAYNTA LA ISAGA BIXIYAA ? | Dabinka Daynta | U.Hamse Haiib 3 года назад
    SIDEED DAYNTA LA ISAGA BIXIYAA ? | Dabinka Daynta | U.Hamse Haiib
    Опубликовано: 3 года назад
  • Ku Bedel Noloshaada 30 Maalmood | Waa Buug Muhiim ah Noloshaada Bedeli doona | #caawiye #dhiirigalin 1 год назад
    Ku Bedel Noloshaada 30 Maalmood | Waa Buug Muhiim ah Noloshaada Bedeli doona | #caawiye #dhiirigalin
    Опубликовано: 1 год назад
  • Qisada Guusha | Siduu Waardiye ku noqday taajir millionair  ah - FOREVER 21 5 лет назад
    Qisada Guusha | Siduu Waardiye ku noqday taajir millionair ah - FOREVER 21
    Опубликовано: 5 лет назад
  • Никогда НЕ ГОВОРИ «ВСЁ ХОРОШО» Мудрая ПРИТЧА, Которая Изменит Жизнь Навсегда 3 недели назад
    Никогда НЕ ГОВОРИ «ВСЁ ХОРОШО» Мудрая ПРИТЧА, Которая Изменит Жизнь Навсегда
    Опубликовано: 3 недели назад
  • Ahmed Mukhtar O Markii Ugu Horeysay AFSOOMAALI Ku Sharaxaya Ganacsigiisa Malaayiinta Dollar Sameeyay 3 года назад
    Ahmed Mukhtar O Markii Ugu Horeysay AFSOOMAALI Ku Sharaxaya Ganacsigiisa Malaayiinta Dollar Sameeyay
    Опубликовано: 3 года назад
  • Aabbe Hodan ah - Aabbe Sabool ah | buugga hantillayaasha kugu daraya. 4 года назад
    Aabbe Hodan ah - Aabbe Sabool ah | buugga hantillayaasha kugu daraya.
    Опубликовано: 4 года назад
  • Part7: Jeffrey Epstein & Somalia: Dhagaha qarsoon wali & dadka ka shgaqeeya!! 4 дня назад
    Part7: Jeffrey Epstein & Somalia: Dhagaha qarsoon wali & dadka ka shgaqeeya!!
    Опубликовано: 4 дня назад
  • Ganacsiga Soomaalida iyo Suuqyada Caalamka 1 год назад
    Ganacsiga Soomaalida iyo Suuqyada Caalamka
    Опубликовано: 1 год назад
  • Древний Японский Секрет, Как Научиться Чему Угодно в 10 Раз Быстрее (Сюхари) | Мудрость Времени 2 месяца назад
    Древний Японский Секрет, Как Научиться Чему Угодно в 10 Раз Быстрее (Сюхари) | Мудрость Времени
    Опубликовано: 2 месяца назад
  • Ninkaan Dhalinyarada ah siduu Ku noqday Bilyaneer ?| Ritesh Agarwal | 5 лет назад
    Ninkaan Dhalinyarada ah siduu Ku noqday Bilyaneer ?| Ritesh Agarwal |
    Опубликовано: 5 лет назад
  • Buuga 12 Xeer Ee aad Nolosha ku hagi karto xalna ugu heli karto isku dhex yaaca nolosha #book 3 месяца назад
    Buuga 12 Xeer Ee aad Nolosha ku hagi karto xalna ugu heli karto isku dhex yaaca nolosha #book
    Опубликовано: 3 месяца назад
  • Sideed u Maarayn Kartaa Dhaqaalahaaga || U.Hamse Habiib 4 года назад
    Sideed u Maarayn Kartaa Dhaqaalahaaga || U.Hamse Habiib
    Опубликовано: 4 года назад
  • Sidee Dhaqaale Loo Sameeyaa | 6 Sir oo muhiim ah 2 месяца назад
    Sidee Dhaqaale Loo Sameeyaa | 6 Sir oo muhiim ah
    Опубликовано: 2 месяца назад

Контактный email для правообладателей: u2beadvert@gmail.com © 2017 - 2026

Отказ от ответственности - Disclaimer Правообладателям - DMCA Условия использования сайта - TOS



Карта сайта 1 Карта сайта 2 Карта сайта 3 Карта сайта 4 Карта сайта 5