У нас вы можете посмотреть бесплатно 55 days Safarkii Murcanyo ilaa xaafuun или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Safar aan caadi ahayn ayaan u galay xeebaha quruxda badan ee Puntland 🌊🔥 muddo ku dhow 2 bilood! Intii safarkaan socday waxaan maray magaalooyin kala duwan, waxaan arkay dhul dabiici ah oo aad u qurux badan, iyo meelo aan inta badan la arag oo qarsoon. Xeebaha nadiifka ah, buuraha, iyo dhaqanka dadka deegaanka ayaa ka dhigay safarkan mid aan la ilaawi karin. Safarkaan ma ahayn mid sahlan… waxaa jiray caqabado, daal, iyo waayo-aragnimooyin iga yaabiyay 😳 laakiin sidoo kale wuxuu ii noqday mid igu reebay xasuus iyo casharro nololeed oo qiimo leh. Haddii aad jeceshahay: ✔️ Safarro & adventure ✔️ Muuqaallo dabiici ah oo qurux badan ✔️ Qisooyin dhab ah oo xiiso leh Markaas video-kan waa mid adiga kuu gaar ah! 👉 Ha ilaawin inaad LIKE saarto 👍 👉 SUBSCRIBE garee si aadan u seegin safarro kale 🔔 👉 Comment igu reeb fikirkaaga! #Puntland #Safar #Adventure #Somalia #TravelVl