У нас вы можете посмотреть бесплатно Waa kuma ninka Maamula Hantida Ugu badan Maraykanka ( nin saamayn ku leh dhaqaalaha caalamka( или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
waxa uu go'aamiyaa cidda la maalgelinayo iyo cidda laga goynayo. waxa uu sababaa in shirkado badan suuqa laga saaro. Awoodda dhaqaale iyo midda siyaasadeed ee odaygaan waa laga yaabay. Larry Fink waa maamulaha shirkadda BlackRock oo ah shirkadda gacanta ku haysa hantida ugu badan ee Maraykanka. Waxa ay maamushaa lacag dhan$10. 5 trillion. Waxa ay ka hantibadan tahay waddamo badan, marka laga reebo China. Larry fink waxa uu saamayn ku leeyahay hay'adaha deeqaha bixiya. Waxa uu xubin ka yahay guddida dhaqaalaha adduunka. Haddaba, sidee ayaa uu lacagta intan le'eeg maamule uga noqday?