У нас вы можете посмотреть бесплатно Wiilka guursan rabo gym ayuu galiyay si ay caato u noqoto sheeko yaab leh или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Wiilka guursan rabo gym ayuu galiyay si ay caato u noqoto sheeko yaab leh Waxaa jiray wiil ku noolaa magaalada Jidda dalka sacuudiga. wuxuu ku bartay khadka gabar fiican oo qurux badan. way sheekaysteen wayna is fahmeen. ugu dambeyn guur ayay ku heshiiyeen. Gabadha waxay ahayd gabar buuran oo aad jir u ah. wiilkana wuxuu ahaa nin dhalinyar oo caato ah aan hilib badan lahayn. wiilka wuxuu ka dalbaday gabadha inay is caatayso. wuxuu yiri aniga waxaan ka helaa dumarka caatada ah ee kama helo dumarka buuran. marka waxaan rabaa inaad aaddo jiim oo aad hilibka iska dejiso. Gabadha wiilka way jeclayd waxay bilowday inay aaddo jiimka. waxayna iska yaraysay cuntada ay cuni jirtay. Hooyadeeda ayaa ku tiri maandheey ninkan warkiisa maxaad ka falaysaa ? waayo ragga badankooda dumarka buurbuuran ayay ka helaan. adiga maanta waxaad tahay gabar qurux badan oo dambeed weyn leh. warkiisa ka bax. gabadha waxay tiri hooyo aniga ninkaas waan is fahannay waxa uu iga dalbadayna ma aha wax dhib leh. Dhinac kale marka laga eego cayilka caafimaadka uma fiicna hooyo. Muddo kaddib Gabadhii way is caateysay waxayna noqotay gabar isneel ah. dambeedkii oo dhan waa ka dhacay. meeshaan waxaa kaaga muuqda sawirkeeda marka ay buurnayd iyo marka ay caato noqotay. Ugu dambeyn way is guursadeen. Hadda nolol fiican ayay ku wada nool yihiin !!