У нас вы можете посмотреть бесплатно Magaalada ganacsiyedka mooyaale ee gobolka daawa waxaa ay ka mid tahay magaalooyinka DDS или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Magaalada ganacsiyedka mooyaale ee gobolka daawa waxaa ay ka mid tahay magaalooyinka somaliyeed ee ku yaala xuduudka waxayna xaad laa ledahay deegaanda oramiya iyo sido kale dalka Kenya. Magaladani mooyale oo ka tirsan gobalka dawaa ee dowlada deegaanka soomaalida ayaa sidoo kale ku taala gobolada ugu baaxada iyo taariikhda wayan gobolada deegaanka soomaalida waxauna caan ku yahay gobalkani ganacsiga nocyadisa kala duwaan khayradka dabiciga. dalxiiska khayraadka dihiin iyo waliba sido kale berahaa. muuq bahiyaha RTN oo dadalo xoogan ugu jiraa sida u bulshda somliyeed uga haqab tiri lahaa bahida dhanka warbahinta maqalka iyo muqalka ah ayaa waxaa ù go’aansaday tvgu inuu Xarun ku yeesho magalo ganacsiyeed kani mooyaale si loo haqabtiro baahida warbaahineed ee madxa banaan ee ka jirta gobolkan iyo deeganada ku teesan. Haddaba sidee ayey u arkaan bulshada ku dhaqan magaalada mooyaale in uu RTN Tv oo ka mid ah telefishinda somaliyeed ee gaarka loo leeyahay ka hawl galo gobalkani Waa kuwan qaar ka mid ah Shacabka oo warbaahinta RTN la hadlay.