У нас вы можете посмотреть бесплатно Tafsiirka Quraanka|| 54aad|| Suuratu Tabaarak| Abdulaziz Mohamed Oogle или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Suurada waxa la dhahaa Suuratu Almulki, cidii akhriday way u shafeeco qaadaysaa, waxayna ugu doodaysaa inay galiso Jannada. Waxa soo jeedinaya Sh Abdulaziz Mohamed Oogle Mucjisooyinka kusoo arooraya suuradan waxa kamida: 1 Sababta loo abuuray Xidigaha iyo Meerayaasha. 2 Mulxidiinta oo la siiyey xujoyin iyo daliilo ay ku gartaan jiritaanka Ilaahay. 3 Sifooyinka Cadaabka. 4 Arzaaqada qaabka loo raadsado. 5 Talo saarashada Ilaahay. 6 Qaabka shinbiruhu u duulaan iyo cidii ku rakibtay aaladaha cajiibka ah.