У нас вы можете посмотреть бесплатно Maxaa Luray Naftaadii - Hibo Nuura - Somali Blues Remix или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
A blues remix of “Maxaa Luray Naftadii” by the legendary Somali singer Hibo Nuura and written by Axmed Saleebaan Bide, based on his own personal story. Bide’s love for a childhood sweetheart was cut short when she unexpectedly married another man. He ended all contact, advising her to focus on her new life. Years later, they met again, and she revealed her marriage had ended. Moved by that encounter, Bide composed “Maxaa Luray Naftada”. After carrying that love for 23 years, the two reunited and she eventually became his wife. Original singer: Hibo Nuura Original songwriter: Axmed Saleebaan Bide Lyrics: Innagoo lamaano ah Iyo laba naf qaybsi leh talo geed ku laashee Adigaa is lumiyoo Isu loogay cadawgoo, Libintaada siiyee, Waadiganse liitee, Leexadu ku sidatee, Hadba laan cuskanayee, Liibaanteeda aduunyada Ruuxna laasan maayee. Maxaa luray naftaadii. Waa laac Aduunyadu Labadii Walaalo ah Midba maalin ladayahoo Ruuxii u liil Galay Lama loolo dharagoo Lugooyaba mageystee Waa adigasan laabtiyo Lugaha isla waayee Meel sare lalmanayee Liibaanteeda aduunyada Ruuxna laasan maayee. Maxaa lulay naftaadii Adiguba laf iyo jiidh Waadigii idlaadee liqiwaayey oontee Adiga liscaanood iyo Laas xareediyo Laydh iyo hadh diidee. Waadiganse sidii liig Laasimay ugaadhee Waaqlada u leexdee Liibaanteeda aduunyada Ruuxna laasan maayee. Maxaa lulay naftaadii. Dhaaxaad ladnaan Rays Sidaad aar libaax tahay Talaabada ladhaysoo Anna lahashadaadiyo Ladiwaayey jiifoo Liidnimo i-raacdee Lalabaha habeenkiyo Ma libdhaan jacaylku Ruux uu laba dibleeyaa. Liibaanteeda aduunyada Ruuxna laasan maayee. Maxaa lulay naftaadii Innagoo lamaano ah Iyo laba naf qaybsi leh talo geed ku laashee Adigaa is lumiyoo Isu loogay cadawgoo, Libintaada siiyee, Waadiganse liitee, Leexadu ku sidatee, Hadba laan cuskanayee, Liibaanteeda aduunyada Ruuxna laasan maayee. Maxaa lulay naftaadii