У нас вы можете посмотреть бесплатно Cawayska Culimada Kulanka 9aad Sh. Axmed Cabdisamad Cabdille или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Barnaamijka Cawayska Culimadu waa barnaamij wacyi gelin ah, oo daawasho ah, waa barnaamij lagu soo bandhigayo qaybo ka mid ah nolosha, fikirka iyo waayo aragnimada culimada dalka. waa barnaamij la isku barayo bulshada gaar ahaan dhalinyarada iyo culimada ummada. Martida Sannadka ee Cawayska Culimada: Dr. Xasan Sh Cali Warsame. Sh Cabdilaahi Xasan Xaashi (Berberaawi), Dr. Faysal Maxamed Cali, Sh. Maxamed Idriis Axmed, Sh Shacbaan Cabdilaahi, Sh Cabdiraxmaan Aw Axmed, Sh Maxamuud Maxamed Xaliike, Dr Cabdiqani Xuseen Maxamed Beder, Dr. Ciise Maxamuud Cabdilaahi. Dr. Saciid Maxamed Faarax. Sh Maxamed Salaan Cali, Sh. Axmed Cabdisamad Cabdulle Sh Maxamed Sh Ismaaciil Sh Xasan, Dr. Cabdirisaaq Maxamuud Takar Sh Xasan Khayre Dirir.