У нас вы можете посмотреть бесплатно TAARIIKHDII Abwaan Xaaji Aadan Af-qalooc или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
@dhaxalabwaan1662 TAARIIKHDII Abwaan Xaaji Aadan Af-qalooc. Barnaamijkan oo aad u xiiso badnaa oo uu innoo soo tabiyey muddo sii horraysay SLNTV oo uu soo saare ka ahaa weriyaha weyn ee ka hawl-gala muuq-baahiyaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland (SLNTV) ee Abiib Iimaan Xasan ayuu ku waraystay Axmed Xaaji Aadan Axmed oo uu dhalay Xaaji Aadan, waxaanu ka waraystay taariikh nololeedkii Alle ha u naxariistee Abwaan Xaaji Aadan Af-qalooc. Illaahay naxariistii Janno Firdowsa ha ugu deeqo Abwaan Xaaji Aadan iyo mudankii kale ee innaga baxay. Aamiin Aamiin Aamiin. Kibbaar Media Production KMP