У нас вы можете посмотреть бесплатно Maxay tahay Xarunta SOMCIRT? | Khudbaddii RW Xamsa Cabdi Barre ee Maanta. или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray Xarunta Qaran ee ka Jawaabista Xaaladaha Degdegga ah ee Amniga Saaybarka (SOMCIRT). Sida uu sheegay Raysulwasaraha Xaruntan oo loogu talagalay ilaalinta xogta qaranka iyo ka hortagga khataraha dhanka internet-ka, waxay qayb ka tahay qorshaha Xukuumadda ee lagu casriyeynayo kaabeyaasha dijitaalka ah ee dalka. Qodobbada muhiimka ah ee khudbadda RW Xamsa: Muhiimadda ay xaruntan u leedahay badbaadada xogta hay’adaha dowladda. Ka jawaabista falalka amniga liddiga ku ah ee ka dhaca dhanka Isgaarsiinta. Wacyigelinta shacabka Soomaaliyeed ee ku aaddan khataraha internet-ka. Dhiirrigelinta horumarka tiknoolajiyadda iyo hufnaanta shaqada Qaranka. Muuqaalkan ka ddawo faahfaahinta munaasabadda iyo farriimaha muhiimka ah ee uu jeediyey Ra'iisul Wasaaruhu. Nagala soco baraha bulshada: 📍 Subscribe: / @dawan_tv 💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka 🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya! https://www.dawan.so/ https://www.dawan.africa https://www.bawaba.africa #Soomaaliya #Somalia #CyberSecurity #SOMCIRT #HamzaAbdiBarre #DanQaran #Tiknoolajiyadda #AmnigaSaaybarka