У нас вы можете посмотреть бесплатно KOWKAB IYO RAADINTEEDII 15 KA MAALMOOD DHAMAADKII XAGEE LAGA SOO HELAY? или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
#sheeko_cusub #sheekkabab #sheeko #sheekoyar #sheekoqosolbadan #sheekooyin #somalicommunity #somalishort #somali#blackgold #blackgoldatories #somaliangirl #somalisocialmedia #خليج_العرب #ترند #ترندات #قضايا_معقدة_تم_حلها #قضايا_تم_حلها #مصر_النهاردة#مصر Masiibo reer Lubnaan ma ilaawi doonto! Sannadkii 2005tii, koonfurta Lubnaan waxa gilgilay fal-dambiyeed aad u fool xun oo ka dhan ah ardayad jaamicad ka ahayd, Kawakib Al-Ahmad (25 jir), taasoo si lama filaan ah loo waayay iyadoo ku sii socota gurigeeda Siidoon kuna sii jeeday xaafadeeda Al-Burghliya. Muuqaalkan, waxaan ku soo bandhigaynaa sheekada oo dhan. Dhacdadii foosha xumayd ee “Kawkab”, laga soo bilaabo tafaasiisha qarsoon ee la waayay, ilaa 11 maalmood ka dib maydkeeda la helay, ilaa daqiiqaddii faahfaahinta baadhista, taasoo keentay in ciidammada ammaanku soo bandhigaan aqoonsiga afarta qof ee falkaas geystay. Daawo sida loo soo bandhigay dembiilayaasha iyadoo la isticmaalayo DNA-da, Maxay tahay qiraalka naxdinta leh ee uu sameeyay ninkii dambiga geystay, ee muujinaya cadha xumada iyo naxariis darada ay kula dhaqmeen dhibanaha xitaa markii ay nolosheeda dhammaatay, iyo sida ay uga horyimaadeen qoyska Kawkab ee aaska!