У нас вы можете посмотреть бесплатно Hal Qorshe, Hal Ciidan, Hal Wadan – Sida Maraykanku U Wajahey Caydiid & Maduro или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Barnaamijkan waxaad ku arki doontaa isbarbar-dhig xiiso leh oo hawlgallada General Maxamed Faarax Caydiid (Somalia, 1993) iyo Nicolás Maduro (Venezuela 2026) Waxaan falanqeyn doonnaa: Mid la qabtay si degdeg ah, midna guuldarro ka soo gaartay – maxaa ka dhigay mid fudud in la qabto, midna looga guuldarreystay? Saameynta deegaanka – Muqdisho oo dagaallo sokeeye iyo maleeshiyaad hubeysan ka buuxa vs Caracas oo magaalo nidaamsan, dad aan hubeysnayn, iyo ciidan rasmi ah. Taageerada gudaha iyo xeeladda sirta ah – sida sirdoonka, xogaha gudaha, iyo qorshe lama filaan ah u saameeyeen natiijada hawlgalka. Hawlgalada degdega ah vs dagaallo socday saacado badan – 18-saacadood dagaal socday oo Caydiid ka dhacay vs qabashada degdega ah ee Maduro. Farqiga hubka, ciidanka, iyo awooda milatari – midna ku tiirsan maleeshiyaad qaab-qabileed, midna ku tiirsan ciidan casri ah. Maxaa laga baran karaa hawlgalladani – sirdoonka, xeeladda, iyo qorsheynta milatari ayaa ka muhiimsan awood ciidan kasta. 💥 ha iloobin inaad Subscribe, Like, oo Share barnaamijkan si saaxiibbadaa uga faa’iidaystaan! #CaydiidVsMaduro #Somalia1993 #MilitaryHistory #Venezuela