У нас вы можете посмотреть бесплатно Cirro Iyo Xirsi Oo Isku Haysta Xisbiga WADDANI – Komishanka Doorashooyinka O Cirro Adeegsaday. или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Qaybtan cusub ee Blueprint Media waxaa lagu falanqaynayaa hadalkii uu jeediyay Ibraahim Caydiid, oo ku eedaynaya Madaxweyne Cirro inuu isticmaalayo Komishanka Doorashooyinka Somaliland si uu cadaadis ugu saaro Xirsi Cali Xaaji Xasan, Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI, si uu xilka uga tago. Waxaan iftiiminaynaa sida arrintani u muujinayso khilaafka iyo kalsooni-darro ka dhex dhalatay xukuumadda Cirro iyo hogaanka WADDANI. Su’aasha weyn ee la is weydiinayo waa: Cirro ma ku ciyaarayaa awoodda doorashooyinka si uu u xoojiyo saameyntiisa siyaasadeed? ➡️ Daawo muuqaalka, faallo ka dhiib, oo nala wadaag aragtidaada. ➡️ Ku biir Blueprint Media si aad ula socoto wararka dhabta ah, doodaha iyo falanqaynta siyaasadda Somaliland. Soo saare: Blueprint Media 📺 YouTube: Blueprint Media📘 Facebook: Blueprint Somali📸 Instagram: @blueprintmedia2022🎵 TikTok: @theblueprintmedia #Somaliland, #WararkaSomaliland, #SiyaasaddaSomaliland, #MadaxweyneCirro, #XirsiCaliXaajiXasan, #KomishankaDoorashooyinka, #XisbigaWADDANI, #IbraahimCaydiid, #BlueprintMedia, #DoodSomaliland, #FalanqaynSiyaasadeed, #WarCusub, #FadeexadSiyaasadeed, #DoorashooyinkaSomaliland, #SomalilandHorumar, #Hargeysa, #Berbera, #SomalilandDood, #SomalilandXog, #MuuqaalCusub, #SomalilandWar, #SomalilandMadaxweyne, #XisbigaWadani, #SomalilandArimahaGudaha, #SomalilandXaalad, #SomalilandDibuhabayn, ______________________________________________________ Welcome to Blueprint Media. Ku Soo Dhawow Blueprint - Aadbaad u mahdsantihiin dhamantiin inta channel keena ku xidhanalle ha idin xifdiyo ❤️ #somaliland, #Somali, #Blueprint, #BlueprintSomali,#usa, #maraykanka, #Aqoonsi, #Aqoonsiga, #blueprint, #midnimo, #difaac, #qaran, Youtube Page: https://youtube.com/@blueprintsomali?... Facebook Page: https://www.facebook.com/blueprintsom... Instagram page: https://www.instagram.com/blueprintme... TikTok Page: www.tiktok.com/@theblueprintmedia Contact email: [email protected] Note: I do not have the ability to answer all emails but know that each email is read. If inquiring about sponsorship, The Blueprint Media is currently only seeking sponsorship from established brands that do not deal in a financial product (as per USA Law).