У нас вы можете посмотреть бесплатно Maareeyaha Guud ee NIRA, Mudane Abdiweli Timacade, oo ka hadlay furitaanka Somali DPI Summit 2026. или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Maareeyaha Guud Hay'adda NIRA, Mudane Abdiweli Ali Abdulle (Timacade), ayaa sheegay in Kaabayaasha Dadweynaha ee Dhijitaalka ah (DPI) ay laf-dhabar u yihiin horumarinta adeegyada dowladda, xoojinta aqoonsiga muwaadiniinta, iyo kobcinta hufnaanta maamul-wanaagga. Wuxuu carrabka ku adkeeyay in is-dhexgalka nidaamyada dijitaalka ah uu fududeynayo helitaanka adeegyada bulshada, korna u qaadayo kalsoonida iyo ka-qaybgalka muwaadiniinta, isla markaana uu Soomaaliya u horseedi doono horumar waara oo casri ah.