У нас вы можете посмотреть бесплатно ID Card Design – Aaran Travel Agency | Graphic Design Somali или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Casharkaan 04 wuxuu diiradda saaraya naqshadeynta ID Card xirfadeed oo qurux badan, una adeegsaney shirkad ama hay'ad. Waxaan ku baran doonaa sida loo habeeyo qeybta hore iyo dhabarka ID-ga, iyadoo la isticmaalayo midabyo iswaafaqsan, font muuqda, iyo meel sax ah oo la dhigo macluumaadka muhiimka ah sida magaca, xilka, taariikhaha iyo QR code. Naqshaddu waxay sidoo kale xoogga saareysaa summadeynta (branding) shirkadda sida astaanta (logo) iyo faahfaahinta lagala soo xiriirayo. Waa cashar muhiim u ah Grahpic-Designer,ska doonaya in ay abuuraan ID-yo rasmi ah oo xirfad leh. 📞 +252612187878 📧 Engimbiyow@gmail.com 🌐 Nala soco si aad u hesho casharro dheeraad ah! #GraphicDesignSomali #idcards #Mockup #Photoshop #Illustrator #AaranDesign #MockupDesign #Cashar04