У нас вы можете посмотреть бесплатно Musuqa iyo Mustaqbalka Umadda | Sheekha Caanka ah Cali Nuur | или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Sheekh Cali Nuur Sheekh Aadan Sheekh Ibraahim, oo ka mid ah culimada ugu caansan deegaanada Jubbooyinka, ayaa barnaamijka Duraan Show kaga hadlay mowduuc aad muhiim u ah: Musuqa iyo saamayntiisa Adduun iyo Aakhiroba. Sheekhu wuxuu si qoto dheer uga digayaa: 1. Sida Musuqa uu u burburiyo bulshada iyo nidaamka dowladnimo. 2. Cawaaqibka Musuqa ee qofka noloshiisa Adduun iyo Aakhiraba. 3. Wacyigelin iyo tusaalooyin diini ah oo ka tarjumaya khatarta Musuqa. Barnaamijkan wuxuu ku saabsan yahay wacyigelin iyo baraarujin.