• ClipSaver
  • dtub.ru
ClipSaver
Русские видео
  • Смешные видео
  • Приколы
  • Обзоры
  • Новости
  • Тесты
  • Спорт
  • Любовь
  • Музыка
  • Разное
Сейчас в тренде
  • Фейгин лайф
  • Три кота
  • Самвел адамян
  • А4 ютуб
  • скачать бит
  • гитара с нуля
Иностранные видео
  • Funny Babies
  • Funny Sports
  • Funny Animals
  • Funny Pranks
  • Funny Magic
  • Funny Vines
  • Funny Virals
  • Funny K-Pop

Gabay Xayirkii " Annagoo Taleex Naal " Cabdi Salaan Xaaji Aadan скачать в хорошем качестве

Gabay Xayirkii " Annagoo Taleex Naal " Cabdi Salaan Xaaji Aadan 11 лет назад

скачать видео

скачать mp3

скачать mp4

поделиться

телефон с камерой

телефон с видео

бесплатно

загрузить,

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Gabay Xayirkii
  • Поделиться ВК
  • Поделиться в ОК
  •  
  •  


Скачать видео с ютуб по ссылке или смотреть без блокировок на сайте: Gabay Xayirkii " Annagoo Taleex Naal " Cabdi Salaan Xaaji Aadan в качестве 4k

У нас вы можете посмотреть бесплатно Gabay Xayirkii " Annagoo Taleex Naal " Cabdi Salaan Xaaji Aadan или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:

  • Информация по загрузке:

Скачать mp3 с ютуба отдельным файлом. Бесплатный рингтон Gabay Xayirkii " Annagoo Taleex Naal " Cabdi Salaan Xaaji Aadan в формате MP3:


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru



Gabay Xayirkii " Annagoo Taleex Naal " Cabdi Salaan Xaaji Aadan

1. Duhurkii toggaa Herer haddaad qado ka soo tuurto *** 2. Hurdo laguma taamee naftaa lala tacaalaaye 3. Anigiyo toddoba aan ku jirey tumasho soo qaadnay 4. Rag tabaabushuu leeyahaye wax istusaalaynay 5. Labo tubaha soo kala cayima hore u sii tuurray 6. Ayaguna tusmada warkay sideen nooga tibixsiiye 7. Togwajaale qaadkii ka yimid tacab u soo miirnay 8. Markay laba tobnaad noo xireen toobiyaha qaadnay 9. Tagsi lagama maarmee nin wadey suuqa nagu tooci 10. Tilmaan-quruxsantii lala ballamay saani ugu toosnay 11. Tubtii horeba boqol jaatifaa teybalka u saarray 12. Barkimooyinkii teedsanaa suxul ku taageerray 13. Nin waliba halkuu soo turqaday garabka soo tiiri 14. Isagoo falaas laga tif tiray laysu tebi shaaha 15. Nin waliba tankiisii haraaq tiilley ugu laabnay 16. Kaftan aan turxaan lagu ogeyn la isku tuurtuurye 17. Laba aad turkiga mooddid oo tikhilka naagooda 18. lyo laba tiftirihii jannada lagu tilmaamaayo 19. Iyo laba wax layskama tirshee sida tiriiggaasa 20. lyo taan lahaan jirey markaan tumasho soo qaado 21. Intaasoo xarrago tiicayoo temeshle luudaysa 22. Oo toobab noo soo xidhay oo tal iya xiisaan leh 23. Oo timaha soo firay salaan gacanta soo taagel 24. Annaguna hablaha kama tagnee geerish ugu taagnay 25. Heesaha rag baw tamar galee kuwii tiriyey soo qaadnay 26. Alla-tiirigii heesi jirey noogu tacab sawdka 27. Tiiraanyo qaylshihii rabaab faraha taabsiiye 28. Kaman talalaxleeyiyo durbaan tininigtii yeedhay 29. Annaguna tustuurtay lahayd sacabka tiitaynay. 30. Goortay cabbaar naga tumeen tegis u qoontayste 31. Sheekadu hablahay noo taxnayd togannay haasaawe 32. Hadal tooxanoo hoos u teyan la isku taataabay 33. Siduu teyse roob nagu onkoday taaha ku caweyney 34. Rag takooran baa nagu jiree tabaha qaar diidnay 35. in kastoy taftuba noo dhoweyd teedka sharaf eegnay 36. Talantaalli labadii gacmood tahan isweydaarte 37. Warmihii tumaatiga adkaa tiirka qabadsiinnay 38. Waan taag darreeyaa haddaan taabto geedkaba’e 39. Habeenkaa ninkii tamar lahaa taxay murqaankiisa

Comments
  • #Gabayada Iyo Suugaanta Cabdi Iidaan Faarax Jeelkii Lagu Xidhay Baryadii Ilaahay Jawaabtii Dhoodaan 3 года назад
    #Gabayada Iyo Suugaanta Cabdi Iidaan Faarax Jeelkii Lagu Xidhay Baryadii Ilaahay Jawaabtii Dhoodaan
    Опубликовано: 3 года назад
  • #Gabayada & Suugaantii Maxamed Nuur Fadal | Indhabadane |Magaadle | Libgad |Bender Caasi Sarkadhaban 4 года назад
    #Gabayada & Suugaantii Maxamed Nuur Fadal | Indhabadane |Magaadle | Libgad |Bender Caasi Sarkadhaban
    Опубликовано: 4 года назад
  • Darwiish Ismaaciil mire iyo Galabtii ay Guuguulaha kulmeen !! 4 года назад
    Darwiish Ismaaciil mire iyo Galabtii ay Guuguulaha kulmeen !!
    Опубликовано: 4 года назад
  • Deg Deg Xasan Sh Oo Dhismaha Awdal Ku Dhaqaaqay. Wacdaraha Laascaano 2 часа назад
    Deg Deg Xasan Sh Oo Dhismaha Awdal Ku Dhaqaaqay. Wacdaraha Laascaano
    Опубликовано: 2 часа назад
  • SUUGAANTII ABWAAN AADAN CARAB | CAD HADUU CADHADA KAAGA DHACO | ABWAAN IDAAJAA 2 года назад
    SUUGAANTII ABWAAN AADAN CARAB | CAD HADUU CADHADA KAAGA DHACO | ABWAAN IDAAJAA
    Опубликовано: 2 года назад
  • Saalaan carabay Guurkiisii Cawo dhooble samatar baxnaan Iyo tixdii Sodogii Sararawayne 4 года назад
    Saalaan carabay Guurkiisii Cawo dhooble samatar baxnaan Iyo tixdii Sodogii Sararawayne
    Опубликовано: 4 года назад
  • Gabaygii  11 лет назад
    Gabaygii "Annagoo Taleex Naal" ISMAACIIL MIRE
    Опубликовано: 11 лет назад
  • FARMAJO oo si lama filaan ah ku galay Hoolka, XASAN SH oo istaaga uga kacay Iyo Dhulbahante oo... 1 час назад
    FARMAJO oo si lama filaan ah ku galay Hoolka, XASAN SH oo istaaga uga kacay Iyo Dhulbahante oo...
    Опубликовано: 1 час назад
  • #Gabayada & Heelooyinkii Cabdi Maloow Iyo Saleebaan Daahir Hacoo Laba Hal Abuur Oo Reer Woqooyi ahaa 5 лет назад
    #Gabayada & Heelooyinkii Cabdi Maloow Iyo Saleebaan Daahir Hacoo Laba Hal Abuur Oo Reer Woqooyi ahaa
    Опубликовано: 5 лет назад
  • Salaan Carabay Gabadhii loodiidey ilaa uu Wagan-xile keeno iyo Reer abtigii wixii dhexmarey!!! 4 года назад
    Salaan Carabay Gabadhii loodiidey ilaa uu Wagan-xile keeno iyo Reer abtigii wixii dhexmarey!!!
    Опубликовано: 4 года назад
  • Taariikhdii, Suugaantii iyo Mahadhooyinkii Abwaan Salaan Carrabey 🗣 5 лет назад
    Taariikhdii, Suugaantii iyo Mahadhooyinkii Abwaan Salaan Carrabey 🗣
    Опубликовано: 5 лет назад
  • Abdilaahi suldaan timacade 14 лет назад
    Abdilaahi suldaan timacade
    Опубликовано: 14 лет назад
  • Barnaamijka Sawrac | Abwaan Axmed Aw-geedi | Xalqada 2-aad | Astaan 4 года назад
    Barnaamijka Sawrac | Abwaan Axmed Aw-geedi | Xalqada 2-aad | Astaan
    Опубликовано: 4 года назад
  • XAAJI AADAN AFQALOOc 12 лет назад
    XAAJI AADAN AFQALOOc
    Опубликовано: 12 лет назад
  • SUCUDIGA, TURKI & JABUUTI OO MAANTA JOOGA LAASCAANO | KOONFURTA SUDAN OO DIIDAY AQONSIGA #SOMALILAND 4 часа назад
    SUCUDIGA, TURKI & JABUUTI OO MAANTA JOOGA LAASCAANO | KOONFURTA SUDAN OO DIIDAY AQONSIGA #SOMALILAND
    Опубликовано: 4 часа назад
  • BARNAAMIJ GAAR AH OO KU SAABSAN TAARIIKHDII ABWAAN XAAJI AADAN AF-QALOOC....BY ABIIB IIMAAN XASAN 6 лет назад
    BARNAAMIJ GAAR AH OO KU SAABSAN TAARIIKHDII ABWAAN XAAJI AADAN AF-QALOOC....BY ABIIB IIMAAN XASAN
    Опубликовано: 6 лет назад
  • Dagaal Afeedkii Cali Dhuux Aadan & Sayid Maxamed  Cabdulle 4 года назад
    Dagaal Afeedkii Cali Dhuux Aadan & Sayid Maxamed Cabdulle
    Опубликовано: 4 года назад
  • Silsiladii halac dheere oo dhamays tiran 6 лет назад
    Silsiladii halac dheere oo dhamays tiran
    Опубликовано: 6 лет назад
  • Somaliland oo ciidan ku soo bandhigtay Oog. Maamul Loo dhisayo Awdal,  maxaa ka socda laascaanood... 1 час назад
    Somaliland oo ciidan ku soo bandhigtay Oog. Maamul Loo dhisayo Awdal, maxaa ka socda laascaanood...
    Опубликовано: 1 час назад
  • 1 час назад
    " Qolodii Muqdisho ayaa aad isoo waydiinaysaa ........." Cismaan Dubbe.
    Опубликовано: 1 час назад

Контактный email для правообладателей: u2beadvert@gmail.com © 2017 - 2026

Отказ от ответственности - Disclaimer Правообладателям - DMCA Условия использования сайта - TOS



Карта сайта 1 Карта сайта 2 Карта сайта 3 Карта сайта 4 Карта сайта 5