У нас вы можете посмотреть бесплатно Dooxada или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Safarkaygi dheera markan ka baxay Kaam Mohamed waxan u jihaysanay xaga Aar joog dhex da ayu naga banjaray tayir wan hagajinay ka dib waxan dhex qaadnay (DHAG-GOOYS), halkaas oo is badal badan ku dhacay waxan usi dhafnay dhanka (FARUURTA GALOOLKA LEH ) halkaas oo gaadhigi nala galay dooxada halka aan kaga tagay gadhiga maqrib markan tukanay waxaan u lugeeyay xaga Aar joog waxanan gaadhnay 11:00am . Subaxaas wan nasty duhur ayan ka so baxay si muuqaal inogu so duubo ‘ waa xage waa dooxada heesaha badan lagu xusay dooxada aarjoog ama qaydarka aarjoog. #foryou #explore #worldwide #africa . #fyp #fypシ . #subscribe #share #like . #2023 @Caalinonline @caalintechnologyinstitute3924 @caalinAbyan