У нас вы можете посмотреть бесплатно Soomaaliya oo kireysatay shirkad xiriir la leh Trump, iyo qodobo kale | Qubanaha VOA или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Dagaallo culus oo maanta ka dhacay Hiiraan, DFS oo kireysatay shirkad xiriir la leh Trump, DeepSeek oo qal-qal gelisay suuqyada dhaqaalaha Mareykanka, Colombia oo muhaajiriin ka qaadatay USA, rasaas ka dhaceysa magaalada Goma, iyo qodobo kale. 00:00 Furitaanka 01:07 Dagaallo culus oo maanta ka dhacay Hiiraan 06:05 DFS oo kireysatay shirkad xiriir la leh Trump 07:11 Rasaas weli ka dhaceysa magaalada Goma 10:17 300,000 qof oo Isniintii ku laabtay Gaza 12:38 DeepSeek oo qal-qal gelisay Mareykanka 18:46 Xoghayaha cusub ee Difaaca Mareykanka 21:03 Colombia oo muhaajiriin ka qaadatay USA 24:53 Sanad-guuradii 80-aad ee Auschwitz Mar walba nagu xirnow 🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali 🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali 🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/ 🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali 🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali 🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada. Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.