У нас вы можете посмотреть бесплатно soomaaliya | Qaybta koobaad | или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
bariga afrika – maanta waxaan kahadli doonaa mowduuc ku sabsan dalka somaliya – markaan leenahay Somalia waxaan ula jeednaa dhulka taariikhiga ah ee somaliya – dhulka somaliyeed ee xorta ahaa kumanaanka sano – 100 sano 200 sano waxba kama ahan taariikhaha umadaha sidaas darteed kala qaybinta ku dhacday somaliya 150 sano ee udambeeyay wax qiimo ah kuma laha xuduudka taariikhiga ah ee dalka waana arin ku qoran kaliye bogga taariikhda cusub ee wadamada uu gumaysiga badaha dhabarkooda ka imaaday ugooyay dhulka Somalia ee maqan ubadkoodana ugu sheekeeyaan in dhulkaas ayagu leeyihiin kuna qortaa kutubtooda juquraafiga sidaas darteed kala qaybinta dalka iyo mapka cusub ee loo dajiyay inta aan ku guda jirno mowduuceena waxa qiimo ah masiinayno waxaana ku tuuraynaa bogaga madoow ee la hilmaamay