У нас вы можете посмотреть бесплатно Maalin dhan Ayaan Supermarket Ku Noolaa или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Si aad uhesho koorsada laxiriir https://wa.me/message/PLK4U7RX3UJHH1 Linkiga Telegram ee Koorsada Barashada Youtube https://t.me/fahamkayoutube Muuqaalka waxaan ku sameeyey Muqdisho gaar haan Hayat Market, Waa muuqaal kusaabsan tijaabadayda Maalindhan oo aan Supermarket ku noolaa waa barnaamij ay sameeyeen youtuber-o ajnabi ah anigana waxaan ku tijaabiyey Soomaaliya, waxan kala kulmay waxyaabo kala duwan oo saamayn igu reebay. Youtubarada Igala qayb-qaatay muuqaalka Yamaari / @yamaari_vlogs Ice Brown / @icebrownnn7 Xab xabeey / @xabxabeeytv Abdalla Nomadic / @abdallanomadic Xalane / @halanevlogs Qays Abdalla / @qeysabdala Hadaad tahay shirkad ganacsi ama shakhsi jecel inuu dhiirri galiyo muuqaallada noocaan oo kale ah igala soo xiriir WhatsApp wa.me/906700500 Gmail abdiayanle700500@gmail.com Social media @Abdi Ayanle Muuqaalada aan Muqdisho Kasameeyey Muuqaalka 1aad • Halsano kadib maxaa muqdisho iska bedelay ? Muuqaalka 2aad • Maalin dhan oo aan Beeraleey ahaa. Muuqaalka 3aad • Casho Raqiisa Iyo Mid Qaalli ah (Muqdisho)