У нас вы можете посмотреть бесплатно Muran ka dhashay lacag ay soo roogtay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya | Qubanaha VOA или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Muran ka dhashay lacag ay soo roogtay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, qarax dhimasho badan oo ka dhacay Syria, Midowga Yurub oo diginin u diray Trump, taliye sare Armen Sarkisyan oo la dilay, weerar ka dhacay suuqa Omudurman iyo qodobo kale. 00:00 Furitaanka 01:04 Muran ka dhashay lacag ay soo roogtay DF 04:47 qarax dhimasho badan oo ka dhacay Syria 07:06 Taliye sare Armen Sarkisyan oo la dilay 09:16 Weerar ka dhacay suuqa Omudurman 16:49 Midowga Yurub oo diginin u diray Trump 22:29 Wararka Sayniska iyo Teknolojiyadda Mar walba nagu xirnow 🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali 🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali 🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/ 🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali 🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali 🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada. Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.