У нас вы можете посмотреть бесплатно Qaybta или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis (BiSHAARO) Muasasada Al-ahfaz Charitable Memorization Holy Quran online waxay kugu bisharanaysa inay ku furtay qaybaha kala duwan ee culuumta shareecada islaamka sida. 1: xifdiga quranka oo lagugu barayo si fudud kuna dhamaynayso. 2: luuqada carabiga qoralkeda & kuhadalkeda. 3: xadiiska. 4: siirada. 5: tafsiirka quraanka. 6: qayb machad ah oo lagu baranayo kutub gaar ah laguna dhamaynayo mudo kooban. 7: kitaabka Alqacidah Al-nuraniyah oo lagu sinayo shahadadisa. 👉🏻Waxa kale oo ay Muasasada ku sinaysa (shahaadada xifdiga quraanka luuqada carabiga & Shahadada Kitaabka Al-qacida Al-nuraniyah sido kale Ijaasada sanadka ku xarirta nabigeena scw ) Waxaanad wax kubaranaysaa hab casri ah ado gurigada joga ama gobtada shaqo ayaa wax lagu barayaa. ------------------------------------ Nagalaso xarir wixi fah fahina ee inta dher lambarada hoos kuqoran👇🏻👇🏻 🤝🏻telegram 🤝🏻Whatsapp 🤝🏻Imo & Meet google ✍🏻 +905526225686 ✍🏻+252613292607 ✍🏻+252614166021 Sido kale appkan so degso zoom Cloud Meetings & https://chat.whatsapp.com/HOxcohgxEfH... & Meet Google. Muasasadu waxay shaqaynaysa labada galin subax & galab sido kale habenkki waxa kuugu diyar ah macalimin Jamiciyin ah Waxad boqata Channelka muasasada youtube ka • farbarad carabi casri ah / اسهل طريقة في ت... sido kale pageka muasasada alaxhfath Facebook : / alahfazmemoryholyquraan & link ku dhufo https://alahfazquraan.blogspot.com/?m=0 Groupka muasasada Al-ahfaz :- https://chat.whatsapp.com/HOxcohgxEfH...