У нас вы можете посмотреть бесплатно NICMADA JANADA TAALA! 🕋 | Muxaadaro Qalbiga Dejisa | ᴴᴰ ► Sh. Xusen Cali Jabuti | @HoygaJanada || или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Muxaadaro qiimo badan oo uu jeedinayo Sh. Xusen Cali Jabuti cinwaankeeduna yahay: “Nicmada Janada Taala!” 🌿✨ Waa muxaadaro ka hadlaysa raaxada iyo nimcada Jannada ee Alle u diyaariyey addoomadiisa suuban – meel aysan indho arag, dhego maqal iyo qalbiga banii’aadamka soo marin. 📖 Nabigu ﷺ wuxuu yiri: “Waxaan Jannada ku arkay wax aan indho arag, dhego maqal, qalbigana uusan soo marin.” (Saaxiixul Bukhaari & Muslim) 👉 Haddii aad ka heshid muxaadaradan: 👍 Like saar 💬 Comment ka dhiibo 🔗 Share ugu samee asxaabtaada 📌 Subscribe ku samee @HoygaJanada si aad ula socoto muxaadarooyin cusub oo diini ah #NicmadaJanada #ShXusenCaliJabuti #Muxaadaro #HoygaJanada #Janno #MuxaadaroCusub #IslamicReminder #SomaliIslamic #Daawah #QalbigaDeji