• ClipSaver
ClipSaver
Русские видео
  • Смешные видео
  • Приколы
  • Обзоры
  • Новости
  • Тесты
  • Спорт
  • Любовь
  • Музыка
  • Разное
Сейчас в тренде
  • Фейгин лайф
  • Три кота
  • Самвел адамян
  • А4 ютуб
  • скачать бит
  • гитара с нуля
Иностранные видео
  • Funny Babies
  • Funny Sports
  • Funny Animals
  • Funny Pranks
  • Funny Magic
  • Funny Vines
  • Funny Virals
  • Funny K-Pop

Xariga xildhibaan Maxamed Abiib, masaafurinta Itoobiyaanka Garoowe | Qubanaha VOA скачать в хорошем качестве

Xariga xildhibaan Maxamed Abiib, masaafurinta Itoobiyaanka Garoowe | Qubanaha VOA Streamed 10 months ago

video

sharing

camera phone

video phone

free

upload

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Xariga xildhibaan Maxamed Abiib, masaafurinta Itoobiyaanka Garoowe | Qubanaha VOA
  • Поделиться ВК
  • Поделиться в ОК
  •  
  •  


Скачать видео с ютуб по ссылке или смотреть без блокировок на сайте: Xariga xildhibaan Maxamed Abiib, masaafurinta Itoobiyaanka Garoowe | Qubanaha VOA в качестве 4k

У нас вы можете посмотреть бесплатно Xariga xildhibaan Maxamed Abiib, masaafurinta Itoobiyaanka Garoowe | Qubanaha VOA или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:

  • Информация по загрузке:

Скачать mp3 с ютуба отдельным файлом. Бесплатный рингтон Xariga xildhibaan Maxamed Abiib, masaafurinta Itoobiyaanka Garoowe | Qubanaha VOA в формате MP3:


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru



Xariga xildhibaan Maxamed Abiib, masaafurinta Itoobiyaanka Garoowe | Qubanaha VOA

Qubanah VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Somaliland oo xirtay xildhibaan Maxamed Abiib, Itoobiyaanka oo laga masaafurinayo Garoowe, Shacabka reer Israel oo dalbanaya xabad-joojin, Nin dil ka gaystay Mareykanka oo lagu qabtay Kenya, Shirka hay’adda IANA oo ka dhacay Minneapolis iyo qodobo kale. 00:00 Furitaanka 01:13 Somaliland oo xirtay xildhibaan Maxamed Abiib 02:38 Itoobiyaanka oo laga masaafurinayo Garoowe 06:18 Shacabka reer Israel oo dalbanaya xabad-joojin 08:58 Germany: Xisbiyada midigta-fog oo guulo gaaray 15:15 Shiinaha oo casuumay madaxda qaaradda Afrika 17:23 Nin dil ka gaystay Mareykanka oo lagu qabtay Kenya 19:17 Qaliinka wadnaha furan oo lagu sameeyey Xamar 23:13 Wararka Sayniska iyo Teknoolojiyadda caalamka Mar walba nagu xirnow 🟠 Rukumo VOA Somali    / @voasomali   🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo:    / voasomali   🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/ 🟠 Nagala soco Facebook:   / voasomali   🟠 Ku xirnow barteena Instagram:   / voasomali   🟠 Nagala soco Twitter:   / voasomali   VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada. Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Comments
  • Turkiga oo qorsheynaya in uu ciidamo u diro Soomaaliya | Qubanaha VOA Streamed 11 months ago
    Turkiga oo qorsheynaya in uu ciidamo u diro Soomaaliya | Qubanaha VOA
    Опубликовано: Streamed 11 months ago
    92054
  • XMSS OO BIXISAY JAWAABTII XABAD JOOJINTA + 1$RAA’!!L OO QIRTAY JUG CULUS OO KA SOO GAARTAY DAGAALKA 2 hours ago
    XMSS OO BIXISAY JAWAABTII XABAD JOOJINTA + 1$RAA’!!L OO QIRTAY JUG CULUS OO KA SOO GAARTAY DAGAALKA
    Опубликовано: 2 hours ago
    14867
  • Happy Morning Jazz ☕ June Bossa Nova Instrumental and Relaxing Jazz Cafe Music for Studying.
    Happy Morning Jazz ☕ June Bossa Nova Instrumental and Relaxing Jazz Cafe Music for Studying.
    Опубликовано:
    0
  • Wararkii ugu dambeeyey xiisadda dowladda federaalka iyo Koonfur Galbeed | Qubanaha VOA Streamed 9 months ago
    Wararkii ugu dambeeyey xiisadda dowladda federaalka iyo Koonfur Galbeed | Qubanaha VOA
    Опубликовано: Streamed 9 months ago
    78617
  • Abiy Ahmed oo mar kale ka hadlay arrinta badda | Qubanaha VOA Streamed 8 months ago
    Abiy Ahmed oo mar kale ka hadlay arrinta badda | Qubanaha VOA
    Опубликовано: Streamed 8 months ago
    52862
  • 50 Classical Music Masterpieces for Relaxation & the Soul | Beethoven, Mozart, Chopin, Bach, Vivaldi 5 months ago
    50 Classical Music Masterpieces for Relaxation & the Soul | Beethoven, Mozart, Chopin, Bach, Vivaldi
    Опубликовано: 5 months ago
    13689404
  • Wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya, Biden oo loo soo jeediyey in aanu tartamin | Qubanaha VOA Streamed 1 year ago
    Wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya, Biden oo loo soo jeediyey in aanu tartamin | Qubanaha VOA
    Опубликовано: Streamed 1 year ago
    86255
  • Xaaladda Nairobi oo weli aad u qasan, Soomaaliya oo laga xusay 26-ka June | Qubanaha VOA Streamed 1 year ago
    Xaaladda Nairobi oo weli aad u qasan, Soomaaliya oo laga xusay 26-ka June | Qubanaha VOA
    Опубликовано: Streamed 1 year ago
    56898
  • Walaac ka dhashay isbaheysiga Asmara | Qubanaha VOA Streamed 8 months ago
    Walaac ka dhashay isbaheysiga Asmara | Qubanaha VOA
    Опубликовано: Streamed 8 months ago
    48555
  • Trump oo ka bad-baaday isku day dil oo kale | Qubanaha VOA Streamed 9 months ago
    Trump oo ka bad-baaday isku day dil oo kale | Qubanaha VOA
    Опубликовано: Streamed 9 months ago
    82680

Контактный email для правообладателей: [email protected] © 2017 - 2025

Отказ от ответственности - Disclaimer Правообладателям - DMCA Условия использования сайта - TOS



Карта сайта 1 Карта сайта 2 Карта сайта 3 Карта сайта 4 Карта сайта 5