У нас вы можете посмотреть бесплатно ISWAYDIIMAHA QUR'AANKA | القرآن يتساءل | XALAQADDA 1-aad | أَءِلَٰهٞ مَّعَ ٱللَّهِ или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Waa barnaamij taxane ah oo ay jamaacada Al-saadicuun Bil Xaq idinkugu talagashay bisha barakaysan ee Ramadaan. Waxaan dul-istaag ku samayn doonnaa aayado ka mid ah quraanka kariimka oo xambaarsan su’aalo waaweyn oo mudan in aad loogu fakaro. Waa su’aalo uu Rabi isku kaaya baaraayo, siyaabo badanne wax noogu tusaalaynayo… waa su’aalo mudan qofka si saxan inuu ugu fakaro si ay ugu hagaan waddada toosan oo ah in aan Allah u gaar yeelno cibaadada, noloshana lagu hago nidaamka uu noo dajiyey. Waxaa barnaamijka inoogu marti ah Dr. Osman Abdullahi Roble #Al_Saadicuun_Bil_Xaq #The_Proclaimers_of_the_Truth #ISWAYDIIMAHA_QURAANKA #جماعة_الصادعون_بالحق