У нас вы можете посмотреть бесплатно Jidhkaaga Maxaa Ku Dhaca Marka aad Soonto | Ramadaan & Caaimaadkaaga EP #1 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Jidhkaaga maxaa ku dhaca marka aad soonto? Qeybta Koowaad ee Taxanaha “Ramadaan & Caafimaadkaaga” Qeybtaan waxaan ku gorfeyn doonnaa saameynta uu soonku ku leeyahay caafimaadka guud ee jidhka iyo wadnaha, farqiga u dhexeeya soonka iyo yareynta cuntada (diet), doorka uu ka qaato ka hortagga cudurrada sida kansarka, iyo dhibaatooyinka caafimaad ee laga yaabo in lala kulmo inta lagu jiro ramadaanka. Haddii aad rabto inaad Ramadaanka u wajahdo si badbaado iyo caafimaad leh, qaybtaan ha ka maqnaan. #SIMADUniversity #SIMADPodcast #DrSumaitHospital #Ramadaaniyocaafimaadkaaga #RamadaanPodcast #PublicWellbeing #Awareness #Caafimaadkawadnaha