У нас вы можете посмотреть бесплатно 5 Waqti Ee Ugu Macaan Isutagga Lammaanaha! Sababaha Iyo Faaiidooyinka? Fadlan daawo waa kuu muhiim! или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Waa kuwee shanta waqti ee ugu macaan isutagga lammaanaha? Shanta waqti ee ugu macaan isasaarashada waa: 1. Aroortii (hurdada marka laga soo tooso) 2. Fiidkii (hurdada kahor) 3. Marka uu dareen jacayl jiro 4. Xilliga ugxanaynta dumarka (Ovulation period) 5. Kedis Ma rabtaa inaan kuu sheego waqtiyada ugu macaanka badan isutagga raaxada lammaanaha? Ma doonaysaa inaan ku baro xilliyada jirka dumarku ugu dareenka badan yahay? Mase jeceshahay inaad ogaato xilliga ugu habboon ee gabadha haddii loo tago ay rimayso? Dhammaan su'aalahan iyo qaar kaleba, waxa aynu si kooban uga jawaabi doonnaa fiidyowgan dhexdiisa, ee bal marka hore soo dhawoow walaal qaali, ilana soco ilaa iyo dhammaadkam only. Ama afeef hore lahow ama adkaysi dambe lahow"! "Either you disapprove first or you endure later"! All Wrights Are Reserved! WhatsApp number: +251965295505 @lulamedia