У нас вы можете посмотреть бесплатно Xisbiga barwaaqo oo soo kormeeray mashaariicaha horumarineed ee laga hirgaliyey Caasimada Itoobiya. или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Xisbiga barwaaqo oo soo kormeeray mashaariicaha horumarineed ee laga hirgaliyey Caasimada Itoobiya. Hogaaminta sare ee Xisbiga Barwaaqo ee uu Tababarka uga socdo magaalada Adama ayaa booqday mashaariicaha horumarineed ee Laga hirgaliyay magaalada Finfinnee ee xarunta dalka. Afhayeen ku xigeenka golaha xildhibaanada ee dowladda dhexe, Marwo Manete Muluneh, ayaa sheegtay in kormeerka hoggaanka sare ee Xisbiga Barwaaqo uu yahay tallaabo muhiim ah oo lagu qiimeynayo sida qorshayaasha xisbiga loogu dabaqo mashaariicda horumarineed ee dalka. Musuuliyiinta xisbiga Barwaaqo ee Caasimada Itoobiya ayaa sheegtay in lagu dadaalayo sidii loo dabooli lahaa baahiyaha guriyeynta ee muwaadiniinta iyadoo la raadinayo fursado horumarineed oo kala duwan oo ay ka mid yihiin deymaha dowladda, qaaraan iskaa wax u qabso ah, miisaaniyada maamulka magaalada, maalgashadayaasha gaarka ah, iyo mashaariicda guryaha ee gaarka loo leeyahay iyo kuwa bulshada. Waxaa la xusay in mashaariicdan lagu horumarinayo guryaha ay u hirgaliyay si looga jawaabo baahiyaha bulshada ee ku aadan adeegyada Aasaasiga ah iyadoo ay u dheer tahay wax ka qabashada baahiyaha guriyeynta. Waxa kale oo la sheegay in xarumaha wax-soo-saarka iyo ganacsiga la horumariyay iyada oo la samaynayo nidaam suuqeed oo la jaanqaadaya fikradda barwaaqada