У нас вы можете посмотреть бесплатно Walaaca Soomaalida ee Go'aanka Maxkamadda Sare или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Maxkamadda sare ee dalka Mareykanka ayaa kor yeeshay qeyb ka mid ah wareegtadii Madaxweyne Trump. Wareegtadaan ayaa waxa ay Mareykanka ka mamnuuceysay inay soo galaan muslimiinta ka soo jeedda lix wadan oo ay Soomaaliya ku jirto. Maxkmadda ayaa si ku meel gaar ah u goysay in dadka qaxootiga ah ee aan Mareykanka cidi u joogin aaney soo gali karin. Hase ahaatee go'aankani ma saameynayo dadka visaha loo diray, kuwa heysta deeqaha waxbarashada iyo dadka heysta ogolaansho shaqo.