У нас вы можете посмотреть бесплатно Shan sababood oo Iran ay ugu lug leedahay colaado badan oo dunida ka socda или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Iiraan waa halka dal ee mar walba u muuqda in lagu xuso marka ay timaado dagaalada dhiiga badan ku daato ee hadda ka socda daafaha caalamka, sidoo kale xaaladaha cusub ee qarxi raba ee ka jira Bariga Dhexa. Ka bilow dagaalka Qaza ee u dhaxeeya Israa'iil iyo Xamaas, lagu daro duulaanka Ruushka ee Ukraine, iyo ilaayo dagaalada sokeeye ee ka socda Suuriya, Iiraan waxa ay ka ciyaartaa door weyn colaadahaas oo dhan. Si aan u fahano wax badan, halkan si qoto dheer uga daawo Shanta sababood ee ugu weyn ee Iiraan ugu lug yeelatay colaado badan oo kala duwan.