У нас вы можете посмотреть бесплатно Xogta askarta Colombian-ka ah ee laga daabulo Boosaaso | Caasimada 🇸🇴 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Heshiis qarsoodi ah oo Saciid Deni uu la galay Imaaraadka Carabta ayaa Boosaaso ka dhigay xarun laga daabulo askarta calooshood u shaqeystayaasha ah ee ka dagaalamaya Suudaan. #Boosaaso #Imaaraadka #saciid_deni #soomaaliya 🔴 / @caasimadatv 🔴 Website-ka: https://caasimada.net/ 🔴 Facebook: / caasimadda 🔴 Twitter: / caasimadda 🔴 Instagram: / caasimadda NAGU SAABSAN Caasimada Online (caasimada.net), waa warbaahinta loogu aqriska badan yahay Soomaaliya. Waxaa la aas-aasay bishii June 2012. Tan iyo markaas waxay aheyd xogta wararka sugan ee Soomaaliya iyo caalamka. Caasimada Online waxaa lagu daabacaa warar, warbixino, xogo gaar ah, wareysiyo, iyo dhacdooyin hadda ah iyo kuwa taariikheed oo ku saabsan Soomaaliya iyo caalamka kale. Waxay si gaar ah caan ugu tahay soo gudbinta xogta iyo wararka xasaasiga ah ee qarsoon ee la xiriira arrimaha siyaasadda.